Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha Somalia ka jeediyey shirka Afrika Now

Mudane Madaxweyne Yoweri Museveni Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania Wasiirka Ganacsiga ee Masar Mudanayaal iyo Marwooyin, iyo martida sharafta leh, Waxa sharaf ii ah inaan Kampala joogo aniga oo Shirka “Africa Now” kala qayb-gelaya madaxda Afrika, ganacsatada waaweyn iyo aqoonyahanka ku takhasusay Horumarka. Waxaan Madaxweyne Yoweri Museveni iyo Dowladda Uganda uga mahadcelinayaa … Continue reading Akhriso: Khudbaddii Madaxweynaha Somalia ka jeediyey shirka Afrika Now